berberatoday.com
Dabley Kasoo Jeeda Jufadii Taliye Marxuum Caseyr Oo Gaadhi Laga Leeyahay Galbeedka Hargeysa Ka afduubay Ceel Afweyn Iyo Ciidamada Amaanka Oo Kasoo Dhiciyay
July 19, 2016 - Written by Berbera Today

Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Dabley kasoo jeeda alle ha unaxariistee taliyihii Qeybta bBooliska Gobolka Saaxil oo dableyda hubaysani ku khaarajisay Buuralayda Biyoolay ayaa maalntii shalay ka afduubay agagaarka degmada Ceel Afweyn baabuur landcruser ah oo kamida ahaa gaadiidkii la socda waftigii xisbiyada siyaasada ee ka qeyb galaayay daah furka diwaan galinta codbixiyayaasha, waxaana la sheegay in gaadhigaas laga lahaa galbeedka Gobolka maroojeex ee magaalada Hargeysa (Reer Shirdoon)islamarkaana ay udhaceen kooxda shuftada ah ee uu kasoo jeeday Marxuum Taliye Caseyr cadho iyo cunfi ay uqabaan beelaha Subeer Awal ee lagu tuhmaayo in ku baxday qudhii talye Marxuum Caseyr,

dhicitaanka gaadhigaas ayaa waxa ka war helay oo gurmad xoogan ka galay soo dhiciyay ookasoo reebay kooxdii budhacad aheyd ee dhacday ciidamada amaanka ee deegaamadaas ku sugan iyo kuwo kaloo kasoo gurmada dhinaca magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.

 

 

Axmed Xasan Yoonis

Ceerigaabo/Somaliland

Yoonis56@yahoo.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews