berberatoday.com
Dhalinyaradii shalay Ceelafweyn kaga mudaharaaday wasiir Maxamuud Xaashi ee la xidh xidhay oo xoriyadoodii dib loogu soo celiyay
July 19, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Ceel’afweyn,(Berberatoday.com)- Dhalinyaradii shalay loo xidh xidhay wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi ee kaga mudahraaday magaalada Ceelafweyn ayaa dhamaan xoriyadoodii loo soo celiyay maanta kadib markii lagu waayay wax danbi ah.

Dhalinyradani oo aad u tiro badnaa ayaa erayo karahaad ah oo ay kaga soo hor jeedaan xisbiga Kulmiye iyo xukumadda xisbigaasi gaar ahaan wasiirka madaxtooyada Maxamauud Xaashi iyo Wasiirka Warfaafinta Cadaani shalay ku qaabilay markii ay soo gaadheen magalada Ceelafweyn.

Waxana aakhirkii uu wasiir Maxamuud Xaashi amray in dhalinyarada la qab qabto oo xabsiga loo taxaabo, iyada oo ay ciidamada booliska iyo kuwii ilaalada u ahaa maxamuud Xaashi ay qabteen 16 dhalinyaro ah oo maanta xoriyadoodii dib u helay, waxna ay shalay Maxamuud Xaashi iyo waftigiisa ku kaliftay in si deg deg ah uga baxaan magaalada Ceel’afweyne.

Dhanka kalena shirka ay u socdeen ee ka furmay Awrboogays ayaa caaqil ka mid ah cuqaasha deegaankaasi uu xasuusiyay in mudadii ay xukumaddu dalka maamuli lahayd ee ay sharciga u haystay ay 6 bilood ka hadheen, taasi oo uu Caaqil Carab waydiiyay in ay sii joogayaan iyo in kale, arintaasi oo ka cadhaysiisay wasiirka macdanta iyo biyaha isla markaasina uu wasiirka macdanta iyo biyuhu uu goobtaasi ku weeraray caaqil Carab oo uu sheegay in Caaqilka ay Waddani soo dirsadeen hadalkana u soo dhiibeen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews