berberatoday.com
Guddoomiyaha Ururka Khayr iyo Barako oo koob guddoonsiiyay Madaxa Xidhiidhka Basketka
July 19, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa-(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Ururka Khayr iyo Barako Xasan Cumar Hurre, ayaa maanta koob guddoonsiiyay Madaxa Xidhiidhka Basketka Somaliland Maxamuud Xasan Cabdillaahi (Qodax).

Guddoomiyaha Ururka Khayr iyo Barako Xasan Cumar Hurre oo halkaa ka hadlay, ayaa sheegay in ururka Khayr iyo Barako oo xaruntiisu tahay dalka Findland ka shaqeeyo arrimaha samo-falka iyo dhiirigelinta dhallinyarada.

BeautyPlus_20100101040807_save

Guddoomiye Xasan wuxuu u ballanqaaday Madaxa Xidhiidhka Basketka ee Somaliland in ururku
sannadkan gudihiisa soo gaadhsiin doono koobab iyo qalabka ciyaaraha ee kala duwan, isagoo sidoo kale xusay inay jirto deeq ay ugu tallogaleen dadka tabaalaysan ee Somaliland oo dhawaan dalka soo gaadhi doona, islamarkaana ururku ahmiyad weyn siinayo taageerada dhallinyarada.BeautyPlus_20100101040955_save BeautyPlus_20100101040700_save BeautyPlus_20100101040855_save

Madaxa Xidhiidhka Basketka ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Maxamuud Xasan Cabdillaahi Qodax, ayaa uga mahadnaqay Ururka Khayr iyo Barako deeqda uu soo gaadhsiiyay bahda ciyaaraha Somaliland.

Mr. Qodax waxaa uu ballanqaaday inay si dhow ula shaqayn doonaan Ururka Khayr iyo Barako,
kana guddoomeen deeqda ururku soo gaadhsiiyay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews