berberatoday.com
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Shacabka Somaliland Iyo Eheladii Uu Ka Baxay Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Cadaalada.
July 19, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com):-Gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland Proff Aadan Xaaji Cali  dhambaal tacsi ah u diray  shacabka somaliland iyo eheladii uu ka baxay  wasiir ku xigeenkii wasaarada cadaalada iyo arimaha garsoorka ee somaliland Cismaan Axmed Jaamac  oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Gudoomiyaha maxkamada sare ee somaliland Proff Aadan Xaaji Cali ayaa sidoo kale dhambaalkan tacsida ah gaadhsiiyey xubnaha golaha wasiirada ee uu marxuunku ka tirsanaa, waxaanu ilaahay ka baryey inuu samir iyo iimaan ka siiyo  eheladiisa, xubnaha golaha wasiirada iyo guud ahaanba shacabka somaliland.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews