berberatoday.com
Hadii aan 15-daqiiqo sii Joogi Lahaa Hoteelka waa lay Dili lahaa, Waxkasta waan la socday”Daawo Madaxweyne Erdogan
July 19, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Madaxweynaha Dalka Turkiga Erdogan ayaa waraysi siiyay Tvga CNN ayaa sheegay in haddii baarlamaanku uu soo hordhigo codsiga ah in dib loo soo celiyo “Daldalidda” uu saxiixi doono, Wuxuuna ka codsanayay dawladdiisa in dib loo soo celiyo ciqaabta daldalidda oo laga saaray sharciga Turkiga kadib markii Midawga Yurub ka dalbaday Turkiga si loogu ogolaado in uu ku biiro Yurub.

Erdogan ayaa yiri “Dadka waxa ay dalbanayaan in dib loo soo celiyo ciqaabta daldalida. waxa ay aaminsan yihiin in dadka afganbiga sameeyay ay yihiin argagixiso, maxaan sanado fara badan ugu quudinaynaa xabsiga”. sidoo kale erdogan ayaa sheegay in ay samayn doonaan codsiga ah in dib loogu soo celiyo Fetullah Gulen oo ah ninka looga shakisan yahay in uu ka dambeeyay Afganbiga”.

“Hadii aan 15-daqiiqo sii Joogi Lahaa Hoteelka waa lay Dili lahaa, Waxkasta waan la socday, in ay la wareegeen Airporka Ataturk waa ogaa, waxaan wacay maamulaha ciidama Istanbul waxaan u sheegay in ay ka saaraan afganbiyaasha airporka, waxaan ku amray in ay ka nadiifiyaan argigixisada airporka.

Maadaama aan hawada joognay khadka ayaa naga istaagayay, Pilotka ayaan weydiiyay inta aan hawada ku jiri karno, 3-4 saac in aan ku jiri karno ayuu ii sheegay. F-16 ayaa agteena wareegaysay”.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews