berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xaakimka Dubai Ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Imaraatka Carabta Oo Tareenada Rakaabka London La Raacay Dadka Dabaqada Dhexe
July 20, 2016 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Madaxweyne Kuxigeenka Imaraatka carabta, ahna xaakimka imaarada Dubai Sheekh Maxamed Bin Raashid Aala Maktuum ayaa ka yaabiyay dadka ku safra tareenada rakaabka ee caasimadda Ingiriiska ee London.

Masuulka labaad ee ugu sareeya dalka Isutaga Imaraatka Carabta Bin Raashid ayaa raacay mid ka mid ah tareenada rakaabka ee dadka dabaqada dhexe ee dalka Ingiriisku ku safraan, waxaanu isagoo wiilka uu dhalay ee xilalka badan ka haya dalkiisu weheliyo ay fadhiisteen kuraasta caadiga ah ee Tareenka, laakiin rakaabkii oo aad ula yaabay arrintan ayaa sawiro kala daalay, waxa kale oo si wayn uga warantay warbaahinta dalka Ingiriiska, wallow aragtiyo kala duwan dadku ka bixiyeen, haddana wuxuu ahaa muuqaal ku cusub London.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews