Diyaaradaha Turkiga Oo Duqeeyey Kurdish-ka
July 20, 2016 - Written by Berbera Today
Istanbul(Berberatoday.com)-Warbaahinta dowladda Turkiga ayaa ku warrantay in ugu yaraan 20 ka tirsan mintidiinta Kurdish-ka lagu dilay duqeymo ay diyaaradaha Turkiga ka fuliyeen woqooyiga dalka Ciraq, Arbacada maanta ah.
