berberatoday.com
Marxuum Cabdi Wiindhe Oo Kamida Ahaa Dadkii Dhawaan Ninka Maskaxda Ka Jirani Waranka Ladhacay Degmada Sheekh Oo Xalay Ku Geeriyooday Cisbataalka Burco
July 20, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Alle ha Unaxariiste waxa habeenkii xalay abaara 2dii habeenimo ku geeriyooday Marxuum Cabdi Wiindhe oo kamid ahaa dadkii dhawaan ninka maskaxda ka jirani ku waxyeeleeye Waranka(Mujrimka)waxa sidoo kale hore ugu geeriyooday weerarkaa ninka waalan ee waranka ku hubaysani ku qaaday dadka reer Sheekh laba marxuum oo laka odhan jiray Maxamed Cawil Dhegjar(Dhajiye)iyo Gaaruf Jaamac Bacaleel oo kamid ahaa bulshada reer Sheekh waxa kaloo weerarkaas ninka maskaxda ka jirani ku qaaday dadka ku dhaqan Degmada sheekh ku dhawaacmay lix ruux oo kale kuwaas oo afar kamidi yihiin dumar oo waxyeelo gaadhsiiyay markii ciidamada booliska Degmada sheekh ku hawlanaayeen qabashadiisa.

Bahda shakada Berberatoday.com waxa ay tacsi udiraysaa eheladii iyo qoyskii ay kabaxeen dhamaan sadexzda marxuum ee ugeeriyooday waranka uu la dhacay ninka Maxkada ka Jiran oo lagu magacaabo Cabdillahi Cali Dhaqasho oo hada klu xidhan Xabsiga dhexe ee magaalada Berbera.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews