Raysal Wasaraha Dalka Turkiga Binali Yildirim Oo Sheegay In Shaqadii Laga Joojiyey Ku Dhawaad 1500 Oo Gudoomiyayasha Jaamacadaha Turkiga Ah I
July 20, 2016 - Written by Berbera Today
Istanbul(Berberatoday.com)-Turkiga ayaa shaqada ka joojiyay 15,200 oo macalimiin iskuulada iyo jaamacadaha.
Wasaarada waxbarashada ee Turkiga, ayaa ku eedeysay inay xiriir la lahaayeen Fathullah Gulen oo saldhigiisu yahay Maraykanka, oo ay dowladda Turkiga ku eedeynayso inuu ka danbeeyay afgambigii milatariga ee guuldaraystay.