berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Suldaan Xiiray Oo Ka Hadley Shirka Ay Qaban Qaabineyso Beesha Garxaajis Oo Ay Xukuumadu Sas Xoogan Ka Qabto
July 21, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Maxamuud Xiiray oo maanta ka hadlaayey caleemo saar loo sameeyey suldaanka guud ee beesha Guuyoobe ( Ciidagale) ayaa waxa uu si faah faahsan uga hadley shir  ay qaban qaabineyso beesha Garxaajis

Suldaan Xiiray

 

Suldaanka ayaa waxaa uu sheegay in shirkaasi meeqaamkiisi laga duway isla markaana si kale loo turjuntey isaga oo sheegay in shirkaasi uu noqon doono mid ay beeshaasi kaga hadli doonto danaheeda gaarka ah waxana uu yidhi

“Waxaan doonayaa in arin la duwan bulshada  Somaliland aan halkan uga cadeeyo oo meeqaamkeedii laga yara duway oo la yidhi  beesha garxaajis baa shir beeleed wada , Garxaajis shir beeled ma wado ee danahooda gaarka ah ayey ka tashaneysaa  waxaan idiin cadeynayaa meeshaasi  waa nabad ee ogaada waana beel walal nimadeedii ka hadleysa .

Waana sida  jiif Caaqil Jaanbiir Iyo muj.Xassan Guure  ay sheegen waxanan idiin sheegayaa halkaasi wax balaayo ahi kama jirto ninkii balse xumaan doonayaa heli maayo , waa nabad , waa walalnimo dalkana lexo jeclo ayaa ka heysa ” ayuu yidhi Suldaan Xiiray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews