berberatoday.com
Guddida Diiwaangelinta Oo Maanta Ku Dhawaaqeysaa Go”aan Cadaaladeed Oo Saldhigiisu Yahay Heshiis Sharci Iyo Go”aan Gole Dhexe+Daneeyaasha Doorashooyinka Iyo Bulshadda Somaliland Oo Isha Ku Haya Khaladaadka Faysal Cali Waraabe
July 21, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda Somaliland ayaa la filayaa inay maanta oo Khamiis ah kasoo saarto Khilaafka Xisbiga Ucid Go”aan kama danbeys ah, kaasoo sida la rajeynaayo cadaaladda ku saleysan.
Go”aanka maanta kasoo bixi doona Guddidan ayey Bulshada Somaliland iyo Sidoo kale daneeyaasha dhinaca dimuquraadiyadda Somaliland ka Taageera ay isha si weyn ugu hayaan. Waxanu go”aanka kasoo baxaa hadii uu cadaalad noqdo  ay wax badan ka tari doonta Sumcadda ay Somaliland ku leedahay beesha caalamka.
 Dacwada garabka Musharrax jamaal cali Xuseen u gudbiyey Guddida Diiwaangelinta ayaa ahayd mid ku saleysay Heshiiskii dhex maray labadii Garab ee ku midoobay Xisbiga Ucid iyo sidoo kale go”aan gole dhexe oo lagu ansixiyey, isla markaana lagu doortay Musharraxiinta doorashadda madaxtooyadda uga qayb geleysaa doorashada soo socota. 
Heshiiskaa oo ay dhinacyadani si wada jir ah ay u saxeexen ina geeyen, dhamaan Hay”adaha kala ah Komisha nka Doorashooyinka, Xeer ilaalinta qaranka, Guddida Diiwaangelinta iyo sidoo kale Maxkamada sare ee dalka, waxanay dhamaantood markaati ka ahaayeen heshiiska Isbahaysi ee xisniga Ucid kusoo baxay. 
Si kastaba ha ahaatee tallaabo kastaa oo aan cadaalad ku saleysnayn waxay sababi kartaa inuu Xisbiyadda qaranka ay yeeshan shaqsiyaad gaar ahi, ama ay noqdaan kuwa Qaran oo leh shuruuc iyo xeerar shaqeeya, haddaba, maalinta berri ah waxa la rajeynayaa inay Guddida Diiwaangelintu soo saarto go”aan cadaaladeed oo saldhigiisu yahay heshiiskii labada dhinac wada galeen iyo go”aankii kasoo baxay golaha dhexe ee Ucid. 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews