“Siyaasiyiinta Wakhtigan Joogta Qaarkood Baan Agaasimaha Iyo Suldaanka Aan Kala Garaneen Oo Jecel In Ay Suldaanka Bedelaan Sida Agaasimaha ” Suldaan Beelaha subeer Awal Suldaan Xasan
July 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldanka Guud ee beelaha Suber Awal Sul Xassan ayaa waxaa uu sheegay in qaar a mid ah siyaasiyiinta wakhtiga Somaliland ku sugani ay yahiin qaar aan kala garaneen Agaasimaha iyo suldaanka isla markaana jecel in suldaanka sida agaasimaha ay bedelaan oo ay xilka ka qaadan
Suldaanka ayaa sheegay in ay taasi markhaati u tahay faro fareyntii uu dhawaan ku sameeyey sandalada Suber Awal Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj Muuse Biixi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan