berberatoday.com
War Deg-deg Ah”Faysal Cali Waraabe Oo Qaadacay Natiijadii Guddida Diiwaangelinta Kasoo Baxday Iyo Garabka Jamaal Oo Niyadsami Kusoo Dhoweeyey…
July 21, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal cali Waraabe ayaa qaadacay natiijadii saaka kasoo baxday Guddida diiwaangelinta Ururadda siyaasadda. Waxanu sheegay inaanu ogolaanayn shan xubnood oo Guddidu amartay inuu soo xusho garabkiisa, halka garabka Musharrax jamaal na la faray inuu shan xubnood soo xulo, 10. Tobankaas xubnood ayaa soo maamulayaa shirkaa.
Geest Kale, faysal cali waraabe ayaa si cad warbaahinta uga sheegay qaadacaadiisa. Waxanu tilmaamay in shirkaa aanay awood u lahayn guddida diiwaangelintaa inay shirka xisbiga soo farogeliyaan.
Waxa kaloo dhinaciisa soo dhoweeyey Gudoomiye Cali guray oo ku dhawaaqay inay guuleysteen
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews