berberatoday.com
Go’aankii Guddida Diiwaangelinta Oo Ka Nixiyey Muuse Biixi Cabdi Iyo Kulan Deg-deg Ah Oo Ay Wada-yeesheen Faysal iyo Muuse
July 22, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyadoo ay Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda Somaliland maanta go’aan ka nixiyey Faysal Cali Waraabe oo ahaa adeeggaha Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi u Burburinaayey Ucid , ayaa waxa soo baxaya durbaa inay Baroortu is qabsatay Guriga Muuse Biixi Cabdi oo ah Musharrax jagadda Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye, kaasoo isaggu isbidaayey inuu awood dawladeed ku duudsigo xaqa iyo Tacabkii uu Jamaal Cali Xuseen kusoo saaray Xisbigan Ucid.

Warar iyo xogo dheeraad ah oo laga helaayo Muuse Biixi Cabdi ayaa tilmaamaya inuu si weyn uga naxay go’aanka cadaaladda u dhow ee Guddidaasi ugu garqaaday labadii garab ee Xisbiga Ucid, waxanay xogguhu tibaaxeen inay labada Gudoomiye Faysal iyo Muuse durba wada yeesheen kulan ay kaga arrinsanayaan xaaladdan iyo inay Racfaan u qaatan Maxkamadda sarre ee dalka. Waxana la sheegay inuu kulankaasi ka dhacayo Huteel Ambassador ee magaaladda Hargeysa.

Si kastaba ha ahaatee, dadka ka faaloodda arrimaha Siyaasadda ayaa sheegaya inay guuldareysteen Muuse iyo Faysal kaddib markii guddida Diiwaangelinta oo ay faro baas ku hayeen ay maanta soo saartay go’aan aan raali gelin, waxanay xogguhu intaa raaciyanayan in aanay labdan shaqsi meel iskugu biyo shuban, hase-yeeshee ay iyaggu isku furtuureen inuu sababteedda lahaa Guuldaradan soo foodsaartay. La soco wixi kasoo kordhaa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews