berberatoday.com
Xisbiga Kulmiye Oo Gobolada Somaliland Magacyo Xanaf Leh U Kala Bixiyey Iyo Muniir Axmed Cigaal Oo Kashifay”Daawo Muuqal
July 22, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa waxaa uu magacayo cusub oo xanaf leh ula kala baxay Gobalada Somaliland isla markaana u kala qeybiyey sidii  hawl galada ciidamada oo kale ah

Kulmiye

Xisbiga ayaa waxaa uu gobalada Somaliland magacyada uu ula baxay ee xanafta lehi ay yahiin

1- Beesha gobalada barri Sool, Sanaag iyo Cayn, waxay u la baxeen:-  (Awelba ma joogin iyagana inaga daa)

2- Beesha galbeedka Burco iyo Koonfurta Hargeysa, waxay reer kulmiye u la bexeen :-  (Col-na waynu nahay, Codna kama rabno) .

3- Beesha bariga Burco, waxay u la baxeen :-   (Sankaa u daloola oo way ku khasban yihiin).

Waxaana maanta  sirtaasi kashifay isla markaana warbaahinta u sheegay gudoomiyaha Wargeyska Somalilandtoday Muniir Axmed Cigaal

Arintan ayaa waxaa ay tahay arin maqalkeedu  ku cusub  yahay shacbiga Somaliland isla markaan ah siyaasad aan waligeed geyiga Somaliland lagaga dhaqmin  .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews