Daawo Muuqalka”Xubin Ka Tirsan Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye Gabay Uu Curiye Kuna Dhalilayo Xukumadda Axmed Silaanyo iyo Xisbiga Kulmiye
July 23, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubin ka mid ah golaha dhexe xisbiga kulmiye Cismaan Axmed Maxamed oo ku magaac dheer Ku Jaree ayaa dhalilo culus islamarkana sii ba’n u ku wareeray xukumadda Axmed Silaanyo iyo xisbiga Kulmiye, waxnaa uu gabaygasi uu dhigna sidaa muqaalkan hoose anu idin la waadagayno.