berberatoday.com
Shir Ay Magaaladda Berbera Ka Wadeen Masuuliyiinta Xilalka Dhiciska Ah Ka Haya Xukuumadda Siilaanyo Oo Taageero loogu Raadinayo Wareejinta Dekedda Oo Dad Gadoodsani Gelelefeen
July 23, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Shir ay soo abaabuleen Masuuliyiinta xilalka dhiciska ah ka hayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, oo kala ah Agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Aw qaafta Sheekh Saleeban Siciid iyo Maareeyaha Hay”adda WFP Maxamed Siciid, isla markaana taageero loogu raadinaayo wareejinta Dekedda Berbera, ayaa rabshadii hadheysay, kaddib markii ay isku dhaceen dadweyne gadoodsan oo kamid ah shaqaalaha loo yaqaano Xamaalinta iyo sidoo kale koox waji ku macaash ah oo Agaasimaha iyo Maareeyuhu soo abaabuleen kulanna ugu qabteen Huteel ku yaalla magaalada Berbera.
Shaqaalahan gadoodsan ayaa Gelelefay shirkii ay Masuuliyiinta iyo xubnaha dhalinyaradda waji ku macaashka ahi wadeen, waxana goobtaa ka firxaday Maareeyaha Hayada WFP iyo Agaasimaha Diinta iyo awqaafta, kuwaasoo ku sigtay in wax la yeelo gaadiidkii ay wateen. 
Shirkaa ayaa kusoo idlaaday guuldaro iyo rabshado hadheeyey.
Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews