berberatoday.com
waxaan bulshada saaxil u sheegayaa in nimankaa dilaaliinta ah ee xukuumada ku jiraa ee berbera yimid inay soo shaxaad tageen oo mashruuc ay ka deyayaan bal inay Jaanis Helaan mashkac gelin a ay wadaan Qalinkk Rashed Maygaag
July 23, 2016 - Written by Berbera Today

waxaan bulshada saaxil u sheegayaa in nimankaa dilaaliinta ah ee xukuumada ku jiraa ee berbera yimid inay soo shaxaad tageen oo mashruuc ay ka deyayaan bal inay chance Helaan mashkac gelin a ay wadaan iyaguna way is ogyihiin inaanay cidna metilin markaa nimankaa arinkoodu waa sidaa hunguri ayaa wada oo lala hadli maayo iyaga.ta 2aad shirkii beesha saaxil degta waxa uu dhacayaa ha week ka bacdi inaguna beel ahaan waxaynu leenahay hogaan iyo sandalad facweyn oo dabadeed aan lagu dhufan alle ha xafido ee suldaan cismaan suldaan cali suldaan kooshin meel fiican ayuu dhigay arinka oo waa guuleysanay aayaheena ayaanay nu ka tashanaynaa waa saanbuuse laga ee daamay saleebaan tuuga munaafaqa ah iyo colka lasocda ee isleh xilkaa laydinkaa qaadayaa waxaanu leenahay ka baxa magaalada inta aan laydinku dilin.warkiinu ma shaqeynayee bulshada saaxilna waxaan leeyahay waynu guuleysanay ee ha dhegaysanina nimankaa jabay salaadiintii ku yidhi shirka dib u dhiga ee salaadiintuna kadiideen oo ay eryeen nabadgelyada gobolkana shacabow ilaashada iyo isku duubnida.kuwana haday deg deg uga bixi waayaan magaalada dagaal ayaynu kaga saaraynaa weliba anigu waxaan dhulka la dhacayaa saleebaan tuug xaaraama cune.jacayl calanlaan sidaa cawa daran a wey bogsan.guul iyo gobonimo ayaan leeyahay saaxil people.maayarka magaaladana waxaanu u sheegaynaa shacabku adiguu ku doortay nabadgelyadana ka masuul ah e deg deg uga saar magaalada hadii aad doonayso inaanad lumin kalsoonida ay kugu qabaan dadweynaha aad maayarka u tahay.mahadsanidiin

 

 

 

Rashed Maygaag

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews