berberatoday.com
Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Iyo Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmadaas Oo Ku Jaah Wareeray Dhamaystirka Mashaariic Qabyo Noqday Oo Lacagtoodii Uu Cunay Wasiir Shuceyb Xiligii Uu Maayarka Gabiley Ahaa Iyo Dayn Tira Badan Oo Uu Katagay
July 24, 2016 - Written by Berbera Today

Gabiley(Berberatoday.com)-Maamulka dawlada hoose ee Gabiley ayaa sida warar xogagaal ahi sheegayaan waxay ku mashquulsan yihiin qabyo tirka iyo dhamays tirka mashaariicdii sanadihii la soo dhaafey ee xiligii shucaybka wasiirka ahi mayarka ka ahaa gabiley kuwaas la lunsadey hantidii ku baxaysay waqtiyadaa loo qorsheeyey jeebkana uu ku shubtay Wasiir Shuceybka warshaduhu xiligii uu maayrka gaabiley ahaa.
Waxaa kaloo la sheegayaa in mashaariicda ay ka mid yihiin laba dugsi waxbarasho oo ku yaala koonfurta gabiley weliba deegaanada uu ka soo jeedo dhalasho ahaan wasiirka warshaduhu haseyeeshee uu ka cunay maaliyadii labadaas dugsi lagu dhisi lahaa.
Labada dugsi mid waxaa uu ku yaalaa degaanka la yidhaahdo Birta dheer halka ka labaadna ku yaalo degaanka gaashaamo .
Waxaa kaloo wax laga yaqyaqsodo ah deyntii bulshada danyarta ah uu ka gurtey shucaybka wasiirka shegtaa ee ilaa waqtigan dadkii lahaa aanu meelna ugu reebin ee dar illaahay uga daaley sidey u daba wereegayeen iyada oo uu been iyo warwareeg ku dawakhiyay.
Iydoo ay sidaa xaaladiisu tahay ayaa waxaa uu isku mashquuliyaa sidii uu fadeexadihiisa xad dhaafka ah uga galgalan lahaa isagoo gacanta kula jira golaha degaanka gabiley iyo iyo inuu reero ugu qaybiyo xildhibanada si uu uga horkeeno gudomiye Maxamed Aammiin Cumar Cabdi.waxaa kaloo iyana uu waqtiyadan danbe ku jira sidii uu isaga hor keeni lahaa bulshada gabiley iyo xukuumada kulmiye si uu marka danbe qandaraaska dejinta usoo qaato.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews