berberatoday.com
Hargeysa”Sadex Caruur Ah Oo Ku Naf Waayey Aabahood Oo Gurigii Ku Gubay Iyo Odaygii Oo Dhaawac Culusi Soo Gaadhay
July 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararka ka imanayaa magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in sadex caruur ah iyo aabahood ay ku gubteen guri ku yaala magaalada Hargeysa. guriga falku ka dhacay oo ku yaala xaafada idaacada ee magaalada Hargeysa ayey wararku sheegayaan inuu gubtay ka dib markii uu aabaha dhalay caruurtaasi uu gubay guriga, kaas oo la sheegay inay ku kaliftay dhibaato dhinaca qoyska ah oo haysatay aabaha caruurtiisa gubay.

mid ka mid ah dadka goob joogayaasha ka ahaa markii uu gurigaasi gubtay ayaa Warbaahinta u xaqiijiyey in aabaha dhalay caruurta gurigu ku gubtay uu sabab u ahaa gubitaanka guriga, isla markaana ay ku dhibteen sadexdii caruurta ahaa halka aabihii dhalayna uu halis ku jiro.

dhinaca kale mid ka mid ah dhakhaatiirta ka hawl gala cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa xaqiijjiyey inay dhinteen sadexda caruurta ahi halka uu dhaawac culus la il daran yahay aabahood oo sabab u ahaa inuu gurigii ay ku jireen ku gubto.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews