berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Mudaharaad Caawa Ka Istaadhmay Gudaha Magaalada Berbera Iyo Qiiqa Gubista Taayaradda Oo Cirka isku Shareeray
July 25, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Dadweyne gadoodsan ayaa caawa Fiidkii magaaladda berbera gudaheedda ka bilaabay Mudaharaad lagaga soo horjeeddo Xukunkii Dilka ahaa Maxkamadda Ciidamaddu ku Xukuntay 8 Maxbuus oo ku eedeysnaa Dilkii Alla Ha u naxariistee Taliyihio hore ee qaybta gobolka Saaxil Cabdirosaaq Maxamuud Caseyr.  Kaasoo dablay hubeysani ku dishay Buuraleyda gobolkaa.
Mudaharaadka caawa ka bilaabmay Berbera ayaa qayb ka ah, mudaharaaddo ilaa Saaka iyo Maanta ka bilaabmayey Degmooyinka Sheekh, Galoolay, qoyta iyo sidoo kale Dawga sheekh oo lagu daadiyey Dhagxaan. 
Geesta kale, Ciidamada Booliska ayaa taxader badan ka muujiyey la tacaalida dadweynaha gadoodka kuwaasoo iyaggoo aan dhib loo geysan ugu waaninaya inay joojiyan Mudaharaadkaa, waxase ay ku qaadatay waqti aad u badan. 
Si kastaba ha ahaatee, ilaayo maanta magaaladda berberi ka ladnayd  mudaharaadad degmooyinkeedda ka socday, waxana Wararku sheegayaan inuu magaalada ku sugan yahay Agaasimaha wasaaradda Diinta iyo awqaafta Saleeban Siciid Cali, kaasoo la sheegay inuu ka dhex maleegaayo shir qoolo siyaasadeed, kaddib markii dagaal siyaasadeed ka dhex qarxay Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi iyo Maareeyaha Dekedda Berbera Cali Xoor-xoor, waxana sida la sheegay wasiir Maxamuud Xaashi shalay ku amray Agaasime saleebaan inuu dhinaca caasimadda yimaadda farahana ka qaado arrimaha gobolka, isaggoo uga shakiyey kicin dadweyne.
Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews