berberatoday.com
Orodyahan Reer Somaliland Ah Oo Qiimeyn Iyo Qadarin Uu Qarankiisa Ka Waayay Ka Helay Jabuuti Oo Dhalasho Siisay Iyo Tartan Caalamiya Oo Guul Uu Ka Soo Hooyay
July 25, 2016 - Written by Berbera Today

OrodyahanHargeysa(Berberatoday.com)-Jamaal Cabdi Diriye oo lagu naanayso ‘Daallo’ waxa uu ka mid ahaa dhalinyarada magaalada Hargeysa waxaanu caan ku ahaa kubadda cagta oo aad looga yaqaanay guud ahaan Gobolka Maroodi-jeex iyo guud ahaan garoomada kubada cagta isagoo u ciyaari jiray Kooxdii Dahabshiil. Jamaal waxa uu ahaa nin han sare leh waxa uu tiro ba dhawr jeer ka qeyb galay tartano Orod oo ka dhacey Somaliland gaar ahaan magaaladiisa Hargeysa isagoo kaalmaha hore ka gali jirey markasta [inta badan wuxuu u ordi jiray gobolka Maroodi-jeex]. Laakiin may noqon qaar si fiican loogu sharfo shaqadaas adag ee uu hayay waxaana dhici jirtey in tiroba dhawr jeer tartano uu ka qeyb galay lagu abaal marin waayo sababo aan la caddeyn awgeed taas ayaa sababtey in dawlada Jabuuti ay ka faa’iideysato Orodyahankan da’da yar.

Dhiiri-gallintii iyo taakuleyntii uu ka helay dawladda jabuutina waakaas maanta soo gudey ee Kaalinta labaad ka galay tartan Heer caalami ah oo ka dhacay dalka Poland isagoo matalaya dalka iyo dowladda jabuuti.

Arrintani waxay fadeexad wayn ku noqon kartaa dowladda Somaliland – gaar ahaan wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo iyadu si wayn u dayacday dhallintii dalkeeda gaar ahaan ciyaartoyda.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews