berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Mudaharaadkii Ka Socday Degmada Sheekh Oo Kusii Fiday Deegaamada Galoolay,Karaksharka Iyo Qoyta Iyo Jidka Isku Xidha Sheekh Iyo Burco Oo Gabi Ahaaba Go,an
July 25, 2016 - Written by Berbera Today

Qoyta(Berberatoday.com)Mudaharaadkii Lagaga soo horjeeday Xukunkii shalay Maxkamada Ciidamadu Ku riday ragii ku eedeysnaa dilka Alle Ha Unaxariiste Marxuum Taliye Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf(Caseyr) ayaa ku fiday deegaamada Bariga kaga beegan degmada sheekh kuwaas oo wararka hada naga soo gaadhayaa sheegayaan in gabi ahaanba jidadka dhex mara degmooyinka Galoolay.Karaksharka Iyo qoyta dhagxaan lagu kala xidhay oo aanay jirin wax gaadiida oo jidadkaas marayaa sida idiinka muuqata sawirada oo ay noo soo direen Goob joogayaal ku sugan deegaamadaasi. waxaanu arintu umuuqataa in mudaharaadadan ka dhashay Xukunka lagu riday eedeysanayaashaasi in ay sababi doonaan isku dhac Ciidmada amaanka iyo bulshooyinka ku dhaqan deegaamadaas oo gadsoodsan.

gal1

gal2

 

Wixii Warar kasoo kordha Mudaharaadadan Rabshadaha wata kala soco shabakada Wararka ee Berberatoday.com

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews