berberatoday.com
Xogahayaha Degmada Berbera Ee Xisbiga Waddani Oo Xukumada Ku Eedeeyay Xadhig Xadgudub Ah oo Ay Kula Kacday Bulshada Reer Lafaruug Qaar Kamida
July 26, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Waxaan Xukumada ku Canbaraynayaa Xadhiga ay u gaysatay Qaarka mida dadweynaha Tulada Lafaruug iyoGuud ahaan Gobolka saaxil . Oo dareenkooda si samli ah u soo bandhigay . xukumaduu waa in ay degdeg u soo daysaa haddii kale waxii halkaa ka dhaca iyadaa ka masuula . Dee ilmaadeerayaal ma waxaynu maraynaa maqaarkuba waxa uu u dhaamaa Hasha ilma la’ aanta? Madaxweyne tabashada saaxil wado xal u noqon mayso iyo kala jabin haddii madaxweynaha caafimaadkiisu wanaagsanyahay muxuu dadkiisan reer Saaxil ee tabashada qaba uu ula xaajoon waayey oo uu Hore ugu socon waayey Magaala madaxda G/saaxil oo uu waxgaradka iyo aqoonyahanka iyo guud ahaa ba Bulshadiisan tabashada qabta uu u qancin waayey. halkee lagu arkay madaxweyne yimaada dhan ka soo gala Gobol ka mida dawladiisa oo mudaharaado tabasho aan xadlahayni ka jirto oo hadan ka soo noqda? waxaan leeyahay Xukumadan liitata ee Kulmiye Dadka usha iyo deerkeeda ah ee reer Saaxil ku kala jabi maayaan Wado waajibkiina ahayd oo Qaybka mida aad dhigtaan Xalna noqonmayso, Dalkan iyo Dadkan aad daayacdeena waa laydin xisaabindoonaa. Sidoo kalena dadweynaha dhamaan gobolka uga xidhan hawlo la xidhiidha mudaharaada oo samiga ah waan canbaaraynayaa.

 

 

Aqoonyahan: Ismaaciil C/Laahi Cilmi{Dheeg}

Xoghaya Degmada Berbera Ee Xisbiga Wadani

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews