berberatoday.com
Maayarka Borama Ma Waxa Fiisaha Ingiriiska Loogu Diiday Eydii Dawlada Hoose Laysay? –
July 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada Boorama  Maxamed Xuseen Maydhane, ayaa ka hadlay Fiso uu doonayay inuu ku tago dalka Ingiriiska oo loo diiday.

 

Maayarka ayaa doonayay inuu dalka Ingiriiska kaga qayb galo kulan la doonayay in lagu maataaneeyo magaalooyinka Borama ee Somaliland iyo Henley ee dalka Ingiriiska. Hase yeeshee maayarka ayaa loo diiday fiisihii uu Ingiriiska ku geli lahaa, waxaana soo baxay warar sheegaya in sababta loogu diiday tahay Ey tiro badan oo ay dawladda hoose ee Borama wakhti sii horaysay ku sumaysay magaalada Borama.

Haddaba, maayarka ayaa ka hadlay arrintan, waxaanu isagoo ka hadlaya sababta loogu diiday uu yidhi  “Beentu meel ma gaadho xaqiiqada baanay dhabtu tahay, Adis-ababa Fiso ayaan u doontay, masuul qaran oo Fiiso doontayna waan ahaa, ninka been sheegaya ee xuquuq xayawaan u doodaya, xuquuq biniaadam  buu badbaadin lahaa, marka Xayawaanka iyo Bini-aadamka, bini-aadamka  ayaa badbaadada leh, in umaddii wax loo qabto u baahnayd taas dambi ka’ dhigayaa, dee isaga habeen baan la hoyon baan leeyahay.”

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews