Daawo:-Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Oo Xukumada Ku Edeeyey Cabudhinta iyo Culeyska ay Saartey Gobolka Saaxil+ Kuna Baaqay in Dadka Xidhan La sii daayo.
July 28, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Daawo Muqaalka:-Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani MD. C.raxmaan Maxamed C,laahi(Ciro) Oo Xukumada Madaxweyne Silaanyo Ku Edeeyey Cabudhinta iyo Culeyska ay Saartey Gobolka Saaxil mudooyinkii dambe, halka dhinaca kale uu u Soo jeediyey in la sii daayo Dadka xaqdarada ku Xidhan ee laga soo qabtay Gobolka Saaxil iyo Degaanada hoos yimaada.