Xarumihii Wasaaradaha Somaliland Oo Shaqadoodii Gabay Maxaad Ka Filankartaa Gobolada Caasimada Ka Baxasana’’Warbixin Xaalada Dhabta Ah Ee Ka Jirta Wasaaradah Oo Taxane Ah. Q/koowaad
July 28, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaynu halkan kaga hadli doonaa Warbixino ku saabsan wasaaradaha dawlada Somaliland sida ay shaqadoodii u gabeen isla markaana masuul kasta oo heer wasiir,ku xigeen ilaa Agaasime Waaxeed ay isu siiyeen wasaarada uu mid waliba joogo,waxaana ii suurto gashay in mudo ah oo an ku sugnaa Magaalada hargaysa inaan mid mid u galo uguna kuur galo inta badan Wasaaradaha Somaliland oo badiba wax yar uun u jira Aqalka looga taliyo dalka.waxayanu ku bilaabi doonaa wasaarada Dib u dejinta.