berberatoday.com
Xarumihii Wasaaradaha Somaliland Oo Shaqadoodii Gabay Maxaad Ka Filankartaa Gobolada Caasimada Ka Baxasana’’Warbixin Xaalada Dhabta Ah Ee Ka Jirta Wasaaradah Oo Taxane Ah. Q/koowaad
July 28, 2016 - Written by Berbera Today

wwwwHargeysa(Berberatoday.com)-Waxaynu halkan kaga hadli doonaa Warbixino ku saabsan wasaaradaha dawlada Somaliland sida ay shaqadoodii u gabeen isla markaana masuul kasta oo heer wasiir,ku xigeen ilaa Agaasime Waaxeed ay isu siiyeen wasaarada uu mid waliba joogo,waxaana ii suurto gashay in mudo ah oo an ku sugnaa Magaalada hargaysa inaan mid mid u galo uguna kuur galo inta badan Wasaaradaha Somaliland oo badiba wax yar uun u jira Aqalka looga taliyo dalka.waxayanu ku bilaabi doonaa wasaarada Dib u dejinta.

Wasaarada Dibu dejintu waxay kaambool la wadaagtaa laba wasaaradood oo kale oo kala ah Wasaarada Diinta iyo Awqaafta iyo Waraarada Wershadaha waxaan waa wasaarada xidhii la leh Ha,adaha ajaanibka ah,waxaany dhabarka ku haysaa Aqalka Baarlamaanka

Wasiirka wasaarada Wasaarada Dibu dajinta ayaa Maalmahaasi aan hargaysa ku sugnaa dhawr jeer aan xafiiksiisa ka eegay i inta badan  ka maqnaa isla markaana xafiisyada wasaarada ayaa ahaa kuwo haawanayaa waxaanay dadwaynaha reer Somaliland ee doonayay Hawlaha shaqo ay ka quus dhigeen inay la kulmaan amaba helaan wasiirka wasaarada Dibu dajinta  Cali Siciid Raygal kaasi oo inta badan aan kazoo xaadirin Wasaarada uu masuulka ugu sareeya ka yahay ee uu Madaxwayaha Qaranka Somaliland ku aaminay.

Wasaarada dib u dejinta oo aanu booqasho ku tagnay subaxii iigu danbeeyay ayaanay no suura galin inaanu helo wasiirka iyo dhamaan Madaxdii kale ee ku xigtay Maadaama intii badnayd saaka wasarada aanu kazoo xaadirin isla markaana uu askarigii gaadhkiisa ahaa uu noo sheegay  inaanu iman saaka intii ka horaysay abaaro koob iyo Tobankii duhurnimo oo markaana  dadka lagu wargaliyay inuu shir la leeyahay hay,ado xiligaasi oo uu dhumasho kusoo galay.

Wasiirka wasaarada Dib u dajinta ayaa hadiiba uu yimaado  kaamboolka wasaarada xili qarsoodi ah oo kooban ayaa waxa xiligaasi uu caanku inuu hoosta ka xidhaa xafiiskiisa gaarka ah  kaasi oo uu la galo Hay,ado aan la aqoon waxa uu kala hadlayo waxaanay shirarkaasi can ku yihiin madhalaysnimo iyo mashaariic aan la arkin,lamina oga  shirarkani uu wasuur cali la galo hay,adaha waxa ay yihiin iyo meel ay ku biyo shubtaan.

Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews