berberatoday.com
Layaabka Dunida Wali Ma Aragatay Ama Ma Maqashay Qof Nool Oo Qabrigii Lagu Aasi Lahaa Diyaarsaday maalin Kastana Ku Dhex Aqrista Quraanka Kariim?
July 28, 2016 - Written by Berbera Today

Qof Nool oo Qabrigiisa diyaarsaday maalin kastana ku dhex Aqrista Quraanka Kariim !!
Burhaanu diin Cabaas
Karachi(Berberatoday.com)-Aabe 64 jir ah laguna magacaabo Badrudiin Mohamed Abaas ayaa waxa uu qotay Qabri ama Xabaal uu sheegay in lagu aasi doono marka uu dhinto, kaas oo dad badan ka yaabsaday gaar ahaan qaraabadiisa iyo dariskiisa .

Badrudiin Mohamed Abaas oo u dhashay dalka Pakistaan ayaa waxa uu ku nool yahay duuleedka magaalada Karachi, wuxuuna maalin kasta marka uu ka soo baxo Masjidka soo maraa Garaash ku dhex yaal gurigiisa kaas oo ka dhex qotay Qabrigii lagu duugi lahaa ama lagu aasi lahaa marka uu dhinto wuxuuna arinkaas kala dardaarmay 2 Wiil iyo Gabar uu dhalay .

 

 

 

Burhaanu diin Cabaas

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews