berberatoday.com
Hillary Clinton oo Aqbashay Inay Noqoto Musharraxa Dimuqraaddiga
July 29, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Shirka Demoqraadigu ee ka socdo magaalada Philadelphia, waxa xalay si rasmi ah u aqbashay Hillary Clinton in ay noqoto musharraxa xisbiga

Demoqraaddig u matali doona doorashada madaxtinnimo ee dhici doonta November sanadkan 2016.

Haaruun Macruuf, ayaa shirkaasi ka qeyb galaya,a waxana uu Falastiin Axmed Iimaan uga waramay qudbadihii la jeediyay xalay iyo aqbalaadda Hillary Clinton ee inay musharraxa xisbiga noqoto.

 

Waxa ay sheegtay in dalka Mareykanka inuu yahay dal hadda lagu xisaabtamo.

Ayadoo ku baaqeysa in la midoobo, waxa ay hadal ku durtay ninka ay is hayaan ee musharaxa Jamhuuriga, Donald Trump.

Waxay ku tilmaamtay in uu u maleeyo in dhibaatada dalka oo dhan keligii xallin karo.

Waxa ay tilmaamtay in dadka Mareykanka oo sida wada jir ah u shaqeeya ay mustaqbal wanaagsan u noqon karaa qofkastaa.

Mrs Clinton waxa ay sidoo kale u mahadcelisay taageerayaasheeda in musharrixii ay ku tartameen doorashada hoose ee Dimuquraadiga, Bernie Sanders.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews