War Deg-deg Ah”Mudaharaad Saaka ka Dhacay Xaafadda Sh. Mubaarig oo uu Degganaa Suldaan Cali Saleebaan Iyo Dadweyne Taayiro ku Gubay Wadooyinka+ Halku dhigyo Xukuumada Looga Dalbanaayo Xoriyadiisa
July 29, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadweyne ka gadooday xadhiggaa Xukuumadda Somaliland u geysatay Suldaan Cali Saleebaan ayaa saaka Mudaharaad balaadhan ka sameeyey Xaafada Sh. Mubaarig oo ka tirsan Caasimaada Hargeysa degmada Gacan-libaax.
