berberatoday.com
Gudoomiyaha Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Bulshada Uga Digay Laba Dugsi Oo Hargeysa Kuyaala Oo Diinta Iyo Dhaqanka Islaamka Dagaal Kula Jira
July 30, 2016 - Written by Berbera Today

Wanaag faristaHargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan reebista Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa ka hadlay laba iskuul oo ku yaalla magaalada Hargeysa oo uu ka dayriyay xaaladooda waxbarasho, iskuulada uu sheekhu ka dhawaajiyay ayaa laga leeyahay dalka dibadiisa, wuxuuna sheegay in ay labada iskuul kala yihiin iskuulka NILE ACADEMY iyo ABAARSO TECH isagoo sheegay in iskuulka Nile Academy ay dhigaan macallimiin calaawiyiin ah oo diinta halis ku ah halka Abaarso Tech oo isna laga leeyahay Maraykanka uu horseed u yahay dhaqan xumada wuxuuna waalidiinta Somaliland uu uga digay in ay ubadkooda geeyaan iskuulladaa.

Sheekh Cabdiraxmaan oo arrintan ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi; “Waxaan waalidiinta uga digayaa in ubadakooda ay waxbarasho ugu daraan labada iskuul ee kala ah Abaarso Tech iyo Nile Turkey oo ah laba iskuul oo dhaqan xumo lagu baro caruurto, kan turkiga ah waxaa dhigta macalimiin calaawiyiin ah – ha moodina in aan uga faa’idaysanayo inqilaabka ka socda turkiga awgeed”.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews