berberatoday.com
Maxaa Xaaranta Ka Dhigay Shirarka Beelaha Ciise Muuse Iyo Garxajis,Beesha Madaxweyne Siilaanyo Shirarkoodana Xalaal Ka Dhigay Iyo Shir Beelaha Habar Jeclo Uga Socda Qoryaale
July 30, 2016 - Written by Berbera Today

Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo mudooyinkii u danbeeyey ku haysay Shirka Beesha Ciise Muuse iyo sidoo kale, Shirka beelaha Garxajis qabsanayaan. Waxanay Xukuumaddu baajinta labada shir beeleed ee Ciise Muuse iyo Garxaajis burburintiisa u isticmaashay dhaqaale badan oo ay ku kala qaybineyso madax-dhaqamed
axmed faara
Hargeysa(Berberatoday.com)-Beesha Axmed Faarax oo kamid ah Beelaha Habar-jeclo ayaa maanta Shir Beeleed ay go’aamo khuseeya danaha Beeshooda ku qabtay deegaanka Qorilugud. Shirkaa waxa ka qaybgalay Wasiiradda Beesha Madaxweyne Siilaanyo ugu jira Xukuumadda kuwooda ugu tunka weyn oo kala ah Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, wasiirka hawlaha guud Cali Mareexaan, waxa kaloo Gunaanadka Shirka Ka qaybgalay Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. 
Haddaba, akhristoow waxaad ka war haysay is hor taagis xad dhaafka ah ee Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo mudooyinkii u danbeeyey ku haysay Shirka Beesha Ciise Muuse iyo sidoo kale,  Shirka beelaha Garxajis qabsanayaan. Waxanay Xukuumaddu  baajinta labada shir beeleed ee Ciise Muuse iyo Garxaajis burburintiisa u isticmaashay dhaqaale badan oo ay ku kala qaybineyso madax-dhameedka, siyaasiin iyo weliba Masuuliyiinta beelaha oo xukuumaddu ku amartay inaanay ka sal dhigin burburintiisa.
Waxa kaloo Bulshadda Somaliland gudo iyo dibed-baa la wada socotay awoodda dheeraadka ah ee Xukuumadda Siilaanyo si gaar ah ugula dagaalamaysay Shirka Beesha Ciise Muuse oo ay xidh-xidhay dadweyne ku dhow 40 qof kuwaasoo ay ku jiraa siyaasiyiinta gobolka Saaxil, madax-dhaqameed iyo Sidoo kale gaadiid tiro badan oo iyaggana lagu xidhay Astaanka Shirkaa Baxarasaafka.
Dadweynaha ayaa intooda badani weli ku xidhan yihiin saldhigyada Hargeysaa iyo Berbera. Waxa kaloo dadka la xidh-xidhay kamid ah Madax dhameed uu hormuud uu yahay Suldaan Cali Saleebaan oo maalintii (Shalay doraad) Xabsiga Xukuumaddu dhigtay, kaasoo weli isagoo xanuunsanaaya ku xidhan saldhigga dhexe ee Hargeysa.
Si kastaba ha ahaatee, bulshadda Somaliland ayaa isweydiineysa Sababta Xalaasha ka dhigtay Shirar Beeleedka Wasiiradda iyo Musharraxa Kulmiye ka qaybgaleen iyo tan Xaaraanta ka dhigtay Shirka Baxarasaafka oo ay awooda dheeraadka ah ugu jiheysay Xukuumaddu.a soco warbixin aan ku falan-qeyn doono Shirar beelaha oo qaarka Xukuumaddu abaabusho kuwo kalena burburineyso.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews