berberatoday.com
Maxkamadda Magaalada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Sheekh Reer Hargeysa Ah Iyo Eeda Sheekh Loo Jeediyay
July 30, 2016 - Written by Berbera Today

sheekh adan suneHargeysa(Berberatoday.com)-Wararka aan helayno ayaa sheegaya in ay maxkamada magaalada hargeysa xukun ku riday sheikh Aadan Sunne oo kamida culimada Somaliland isla markaana muddo saddex bilood ku dhaw ku xidhnaa saldhiga magaalada hargeysa.

maxkamada gobolka maroodijeex
Waxaana maxkamadu sheikh Aadan sunne ku xukuntay sida naloo sheegay xadhiga ciqaabeed ah hal sanno iyo badh, waxaana sheikh lagu soo eedeeyey kiisaska kala ah sida naloo shegay sameecado laga jarjaray magaalada hargeysa oo ay ka baxeen maxaadiro jihaad ah iyo waliba inuu wax ka sheegay albaab ku yaal xarunta ciidamada Badda magaalada hargeysa oo ku sheegay inay ku yaalaan calaamadaha kiristanku.
Xukunka ku dhacay sheikh Aadan Sunne ayaa kusoo beegmaya kadib markii dhagaysiga dacwadiisu muddo ka socotay maxkamada magaalada hargeysa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews