berberatoday.com
Ururka Saxafiyiinta SECJA Oo Si Adag Ucambaareeyay Xadhiga Weriye Maxamed Aamin Jibriil Oo Dacwad Qoys U Tagay Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa Oo Xukuumadu Xidhatay
July 30, 2016 - Written by Berbera Today

secja6Berbera(Berberatoday.com)-Warsaxaafadeed Ururka Saxafiyiinta Madaxa Banaan ee SECJA Waxaa Uu Si Dhow Ula Socdaa Xadhiga Sharciga Baal Marsan ee uu Ku Xidhan Yahay Wariye Maxamed Aamiin Jibriil Cismaan, oo ka mid ahaa Wargeyska madaxa banaan ee Saxafi iyo Wakaalada wararka Qaramada Midoobay ee Irin. Sida uu Ka Warhayo Ururka Secja Wariye Maxamed Aamiin waxaa lagu xidhay saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa halkaasi oo uu joogay inuu dhageysto dacwad ka dhaxeysay walaashii iyo badhasaabkii hore ee Gobolka Gabiley Xuseen Cumar Magan Taasina Waxay Keentay In Weriyahan Halkaasi Laga Jujuubo Iyadoo aan Wax Sharci Ah loo soo Marin Balse Ay Ka mid Tahay Qarda Jeexa Ay ku Caana MAashay Xukuumadan Waqtigeedu Dhamaaday ee Dhereg Dhacsiga La Dul Taagan Madaxbanaanida Xoriyada Hadalka,Xuquuqal Iinsaanka Iyo Shacabka Maatada . Hadaba Ururka Saxafiyiinta Madaxa Banaan ee Somaliland ee SECJA Waxaa uu Ugu Baaqayaa In Xadhiga Weriyahani Yahay Mid aan Caadi Ahayn Basle Ay u Eg tahay in Awalba La Baadigoobayay Sidii Lagu Qaban Lahaa,Isla Markaana Ay Keentay In Cida uu u Xidhan Yahay Ay Ka Faaiidaysto Xadhigiisa oo keenay in laga qabto Goob uu Weriyahani Dacwad Madani Ah u Tagay Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Madaxa Banaan Ee

 

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA

Yaasiin Jaamac Cali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews