berberatoday.com
Wasiir Samsam Iyo Wiilka Madaxweyne Siilaanyo Sodogga Uyahay Ee Baashe Morgan Oo Soo Abaabulay Dhalinyaro Waji Ku Macaash Taageera Wareejinta Dekedda, Kana Soo Kala Jeedda Bariga Burco Iyo Waqooyiga Hargeysa
July 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar Lagu Kalsoon yahay ayaa sheegaya in Wasiiradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo Wiilka Madaxweyne Siilaanyo sodogga u yahay ku hawlan yihiin Shir maanta ka dhacaya Huteel Maansoor, isla markaana la iskugu keenaayo koox dhalinyaro waji ku macaash lasoo ururiyey. kuwaasoo ujeedada la iskugu keenay lagu sheegay inay tahay taageero loo raadinaayo qorshaha wareejinta Dekeda.
Masuuliyiintaa ayaa Dhalinyaradan usoo shaxeeyeen qab beeleysan, kuwaaso dhalasho ahaan kasoo kala jeedda Galbeedka iyo Waqooyiga Hargeysa iyo sidoo kale qayb iyaguuna kasoo jeedda Beesha Bariga Burco. Ururinta Kooxdan dhalinyaradda ayaa la sheegay inay Wasiir Samsam iyo Safiir baashe ku bixiyeen dhaqaale badan abaabulkooda.
Shirka dhalinyaradda ayaa la filayaa inuu Maanta ka dhaco Huteel Maansoor, kuwaasoo taageero maqaarsaar ah Xukuumadda ku garab gelaaya, dhalinaradan ayaa sidata macaga aqoonyahan, isla markaana ku taageeraya wareejinta Dekedda.
Si kastaba ha ahaatee, Baddi shacabka Somaliland ayaan la dhacsanayn tallaabadda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku damacsan tahay inay u wareejiso Dekedda Berbera oo ay Shirkadda DP World kula saxeexatay heshiis aan Bulshadda loo soo bandhigin. Arrinkaa oo xiisad ka dhex abuuray Xukuumadda iyo shacabka ku dhaqan Saaxil.
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews