Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Xil U Magacaabey Siyaasi Cabdi Haybe
July 30, 2016 - Written by Berbera Today
Hargaysa(erberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta xoghaya Xoghayaha Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ee Xisbiga WADDANI u magacaabay Cabdi Haybe Maxamed.
KU: Cabdi Haybe Maxamed
OG: Guddida Fulinta Xisbiga WADDANI =
OG: Hoggaanka Xisbiga WADDANI
OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI
