Daawo Muuqalka”Xaflad Xisbiga Kulmiye Gabiley Ku Qabsaday Oo La Waayay Cid Kuraasta Ubuuxisa Iyo Xafladii Oo Faashil Ku Dhamaatay+Haween Xisbiga Kulmiye Iyo Xukumada Eedeyn Ujeediyay
July 31, 2016 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Masuuliyiin Ka Socday xisbiga talada dalka haya Ee Kulmiye ayaa Ka Soo Qayb Galay munaasabad ay xilalka ugu kala wareejinayeen, Gudidii Hore ee Xisbiga iyo Gudi Cusub dhawaan loo soo magacaabay maamulka gobolka Gabiley ee xisbiga Kulmiye. Munaasibadani oo aan u Dhicin Sidii Looga Bartay Xisbi Xaakimka Kulmiye ayaan Habayaratee Ka Soo Xaadirin Salaadiintii ,Cuqaashii, iyo Aqoonyahankiiba, Daawo Muuqaalkaasi oo Dhamaystiran