berberatoday.com
” Maxamuud Xaashi Si Fiican Ayaan U Aqaanaa Oo Golaha Ayaanu Ka Wada Tirsanayn Waana Nin Qabyaali Ah Oo Cuqdadi Uurka Jiifto Ninka Caynkaas Ahaa Ayaa Imika Madaxtooyada Inoo Jooga” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Daawo Muuqal
July 31, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland Ee Deegaan Ahaan Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil ayaa waxaa uu  ka hadley aqoonta shaqsiyeed ee uu u leeyahay wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi Waxaanu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ku Tilmaamay Wasiir Maxamuud Xaashi Mid Ay Caadifad Qabyaaladeed Uurka Ugu Jirto Isla Markaana Masuul Ka Ah Fadqalalooyinka Dalka Ka Jira Ee Sababay Rabshadaha Iyo Mudaharaadada.

Xildhibaanka ayaa waxaaa uu sheegay In Shaqsiyada Maxamuud Xaashi  uu aqoon Fiican u leeyahay oo ay isku gole ahaan jireen hortaantii 2005 waxaana uu ku tilmaamay Maxamuud Xaashi  Masuul aan aqoon badan laheyn isla markaana ku xeel dheer Qabyaalada Iyo Kala Qoqobida Bulshooyinka Somaliland  sidoo kalana waxaa uu sheegay xldhibaanku in Magaalada Berbera na duulan gaar ah lagu  yahay Isagoo Ka Sheekeyey Taariikho Iyo Dhacdooyin Hore Oo Lagula Kacay Bulshada Ku Nool Gobolka Saaxil. Waxaanu Baaq U Diray Guud Ahaanba Bulshada Ku Nool Somaliland.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews