Daawo Muuqalka”Muruqmaalka Dekeda Berbera oo Mudaharaad Salmiya Kala Hortagay Wasiirada Madaxtooyada,Arimaha Debeda Iyo Maaliyada Oo Berbera Uyimi Tashkiilinta Shaqaalaha Muruqmaalka Ah
August 1, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Muruqmaalka Dekeda Berbera oo Mudaharaad Salmiya Kala Hortagay Wasiirada Madaxtooyada Maxamud Xaashi Cabdi,Arimaha Debeda Dr Sacad Cali Shire Iyo Maaliyada Samsam Cabdi Aadan Oo Berbera Uyimi Tashkiilinta Shaqaalaha Muruqmaalka Ah
Wasiiradan oo damacsanaa inay shaqaalaha muruqmaalka dekeda kulan kula yeeshaan Aqalka Madaxtooyada Berbera ayaa waxa ku gacan seydhay shaqaalaha muruqmaalka Dekeda oo isugu jira Stavadorenska oo ah kuwa markabka ama doonta dusheeda badeecdaha kala duwan kasoo dajiya farsamayaqaano wiishashka ku shaqeeyaan kujiraa iyo xamaalinta oo ah laba Group oo laka yidhaa Geelle A Iyo Geelle B sidoo kale waxa iyaguna wehelinaayay karaaniyiintooda iyo Supervisorska la shaqeeyaan shaqaalaha muruqmaalka ah oo iyagu ah kuwo xoogooda maala lacag malaayiin dolar ahna usheegayan Xukumada somaliland iyaga oo sheegay in ay Xukumadihii kala dandanbeeyay kaga maqan tahay lacag badan oo laga jaray.