berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Muruqmaalka Dekeda Berbera oo Mudaharaad Salmiya Kala Hortagay Wasiirada Madaxtooyada,Arimaha Debeda Iyo Maaliyada Oo Berbera Uyimi Tashkiilinta Shaqaalaha Muruqmaalka Ah
August 1, 2016 - Written by Berbera Today

DSC05144Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Muruqmaalka Dekeda Berbera oo Mudaharaad Salmiya Kala Hortagay Wasiirada Madaxtooyada Maxamud Xaashi Cabdi,Arimaha Debeda Dr Sacad Cali Shire Iyo Maaliyada Samsam Cabdi Aadan Oo Berbera Uyimi Tashkiilinta Shaqaalaha Muruqmaalka Ah

Wasiiradan oo damacsanaa inay shaqaalaha muruqmaalka dekeda kulan kula yeeshaan Aqalka Madaxtooyada Berbera ayaa waxa ku gacan seydhay shaqaalaha muruqmaalka Dekeda oo isugu jira Stavadorenska oo ah kuwa markabka ama doonta dusheeda badeecdaha kala duwan kasoo dajiya farsamayaqaano wiishashka ku shaqeeyaan kujiraa iyo xamaalinta oo ah laba Group oo laka yidhaa Geelle A Iyo Geelle B sidoo kale waxa iyaguna wehelinaayay karaaniyiintooda iyo Supervisorska la shaqeeyaan shaqaalaha muruqmaalka ah oo iyagu ah kuwo xoogooda maala lacag malaayiin dolar ahna usheegayan Xukumada somaliland iyaga oo sheegay in  ay Xukumadihii kala dandanbeeyay kaga maqan tahay lacag badan oo laga jaray.

Halkan Hoose Ka Daawo Shaqaalaha Muruqmaalka Ah oo wasiirada Ku Mudaharaadaya 

DSC05143 DSC05142 DSC05144 geelayaasha

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews