berberatoday.com
Shaqadii Dekeda Berbera Oo Saaka La Joojiyay Iyo Wasiir Maxamud Xaashi Oo Amarkaas Bixiyay
August 1, 2016 - Written by Berbera Today

maxamuud-xaashi2Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Madaxtooyada Maxamud Xaashi Cabdi ayaa amar saaka ku bixiyay in guud ahaan shaqada Dekeda Berbera la joojiyo albaabadana loo laabo cid gali kartaana aanay jirin, Waxaana ilaa saaka afaafka hore ee Dekeda Berbera meehanaabaya ganacsatadii badeecadaha kala bixi jirtay Dekeda Berbera oo loo diiday gabi ahaanba inay Dekeda galaan.

sidoo kale waxa uu Wasiirka Madaxtooyadu kulan aan wax natiijo ahi kasoo bixin kula yeeshay aqalka Madaxtooyada shaqaalaha Muruqmaalka Dekeda Berbera qeyb yar oo kamida kuwaas oo ahaa Madaxda maamusha Muruqmaalka Dekeda Berbera ka shaqeeya oo tiradoodu ko usdhaafayso 4000 ruux. kulankaas oo ay gadood kaga soo dareeren shaqaalaha iyo madaxoodu ayaa loo balamay kulan danbe oo galabta ah sida ay noo sheegeen xubno katirsan Maamulka iyo Madaxda shaqaalaha muruqmalka Dekedu.

amarka shaqo joojinta Dekeda Berebera ayaa waxa la sheegay inuu wasiirka Madxtooyadu uga dan leeyahay sidii uu kulan maslaxaada ula yeelan lahaa shaqaalaha Muruqmaalka Dekeda Berbera oo kacsan kana soo horjeeda wareejinta ama kireynta Dekeda Berbera.

aser

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews