berberatoday.com
XUBNO WASIIRO AH OO DOONAYA INAY SHAQAALE WAYNAHA DAKADA BERBERA KU QANCIYAAN MAALGASHIGA IYO SHAQAALE WAYNAHA OO KA GAWS ADAYGAY QALINKII HAJI ABDI JAMA ADAN
August 1, 2016 - Written by Berbera Today

XUBNO WASIIRO AH OO DOONAYA INAY SHAQAALE WAYNAHA DAKADA BERBERA KU QANCIYAAN MAALGASHIGA IYO SHAQAALE WAYNAHA OO KA GAWS ADAYGAY CIYIGII WAA KA BARYEY NINKII CUNAYBAA KA LIITA XUKUUMADA SOOMALILAND OO WACYIGALIN WAKHTIGEEDI KÁ HABSAATAY KA BILAABAY BERBERA MAALGASHIGA WAXAA KA HOREEYA WACYI GALIN IYO IN LAGU QANCIYO DADKA ILAAHAY KU ABUURAY GOOBTA LA MAALGASHANAYO SHIRWAYNAHA SHAQAALAHA DAKADA IYO MURQMAALKA IYO XUBNO WASIIRADA MAXAMUUD XAASHI SACAD XAAJI CALI SAMSAM ABDI AYAA KA SOCDA HADA XARANTA MADAXTOOYADA GOBOLKÁ SAAXIL AYADOO XUKUUMADU DOONAYSA INAY KU QANCISO SHAQAALAHA IYO MURQMAALKA MAALGASHIGA DEKEDA BERBERA LAAKIIN WAY KA GAWS ADAYGEEN SHAQAALUHU WAANA LAGU QANCINKARI WAAYAY MAALGASHIGA AS SHIRKAN MID KA HOREEYEY OO SAAKA DHACAY GUDIYO LABA DHINAC AH AYAA LAGU SAMEEYAY

 

 

 

HAJI ABDI JAMA ADAN

BERBERA/SOMALILAND

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews