berberatoday.com
Hargeysa”Xildhibaan Siciid Cartan Oo Odayaal Waji Ku Macaasha Ka Kala Daadiyay Qorshe Guulwadeyna Budhna Ku Kala Dareeriyay Iyo Firxadkii Odayaasha Iyo Fadalkii Kadhacay
August 2, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cartan oo katirsan Xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland ee laga soo doortey Gobolka Saaxil ayaa maanta galinkii hore si qiiro iyo xamaasad leh bakoorad ugu kala dareeriyay Xubno salaadiin ah oo qorsheynayay baraamij ay si tuugo ah ugu macneysanayeen Waji ku macaash ay kaga hadalyeen arinta xiisada ka taagan Dekedda Berbera.

odoyaal lalaayay 2

 

Salaadiinta wadey qorshaha Waji kumacaashka ayaa kasoo kala jeeday beelaha sacad muuse iyo ciise muuse balse  markaliya  kabta iyo jaanta wadhey kadib markii bakoorad lagu kala dareeriyey.

odoyaal lalayay 1odoyaal lalaayay 3

Salaadiyiintan ayaa iyagu ku sugnaa  hoolka Huteelka Fish And Staek ee Magaalada Hargeysa ayaa si bilaa kalsooni ah oo cabsasho iyo carar badani ka muuqdo uga yaacey Huteelkaasi iyagoo, midba midka kale ku tiigsadey faraq qabsasho sidoo kale waxaa madashan ku sugnaa   Mukhalaska Muuse Biixi ee xiligan uqaabilsan ururinta taageerada hadba looga baahdo Mr Cali-Gobanimo oo isagu odoyaashan soo abaabuley,  waxa kale oo ay  warar xogogaalka ahi sheegeen in uu cadho iyo hadalo u ku durayo miciinsadey beesha Gobolka Saaxil oo ku celcelinayay.

odoyaal lalaayay iyo cali gobonimo

Dhanka kale Suldaan xuseen oo isagukamida slaadiinta sacad muuse ayaa markii  dhacdadan la qaboojiyay kadib hadalo cay ku ku weerarayay beesha ciise muuse isagoo ku dhawaaqayay DEKEDA MA IDINKAA LEH ANIGOO SACAD MUUSE AH AYAAN KA HADLAYAA WAY INOO TAHAY.

Arintan ayaa kusoo beegantey wakhti ay meel xasaasi ah mareyso xiisada ka taagan Wareejinta Dekedda Berbera ee Shirka DP-World iyo cadaadis gaar ah oo mudooyinkan dambe la saarey Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Saaxil oo laga horjoogsadey shirkii ay ku qabsan lahaayeen Deegaanka baxarasaaf,iyadoo beelaha kale ee Bariga Somaliland Xukuumadu u fasaxdey in ay qabsadaan shir beeleedyo,waxaana beesha Gobolka Saaxil u hadalhayaan in ay cadaalad daro u arkaan in la cadaadis lasaaro.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews