berberatoday.com
Xukuumadda Oo Caddeysay In Somaliland Lagu Sameeyo BaasaaboorkaDawlada Xamar Oo Foojariya
August 4, 2016 - Written by Berbera Today

baasaabortHargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Somaliland, ayaa Caddeysay in Baasaaboorka Soomaaliya oo Foojariya lagu sameeyo gudaha Somaliland.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cabdifataax Siciid Axmed oo ka hadlayey Shir-jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland dambiile u aqoonsan tahay Cid kasta oo gudaha Somaliland ku farsamaysa Baasaaboorka Soomaaliya iyo Cid kasta oo qaadata, sidoo kalena aan Xuduudaha iyo Maadarrada Somaliland lagaga bixi karin.

“Waxaanu ka hadlaynaa Baasaaboorrada Soomaaliya ee Foojariga ah ee lagu sameeyo Somaliland. Hore waanu uga hadalnay, laakiin Maanta (Shalay) waxaanu leenahay Baasaaboorradaasi waa Foojari oo Somaliland lagagama bixi karayo, lagagamana soo degi karo Somaliland.” Ayuu yidhi, Agaasimaha Guud, waxaanu intaa ku daray, “Waxaanu idiin sheegaynaa in Ciddii samaysa ama ku soo gasha Dalka Jamhuuriyadda Somaliland ay dambiile Qaran tahay. Dad badan baa la khaldayaa ee waxaanu leenahay Lacagtiina meel khaldan ha ku shubina, Waayo? Xuduudaha iyo Madaarrada Somaliland kagama bixi kartaan Baasaaboorka Soomaaliya ee Foojariga ah ee lagu sameeyo Somaliland, ka fiirsada oo Baasaaboorka Somaliland qaata.”

Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland oo isaguna halkaa ka hadlay ayaa sheegay in Somaliland aqoonsan tahay Baasaaboorka Soomaaliya ee lagu sameeyo Soomaaliya isla-markaana uu la mid yahay Baasaaboorrada Dalalka kale ee Ajaanibka ah.

Warka Baasaaboorka

Taliyuhu waxa kale oo uu tilmaamay in Ciidammada Laanta Socdaalku ka hawl-galeen sidii wax looga qaban lahaa Baasaaboorrada Soomaaliya ee gudaha Somaliland lagu farsameeyo, Dad lagu qabteyna Maxkamadaha loo gudbiyey.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews