berberatoday.com
“Heshiiska Dekada Berbera Waa Xaaran Maqdac Ah , Waana Dabin Loo Dhigaayo Dawlada Ka Danbeysa Tan Kulmiye ” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde
August 5, 2016 - Written by Berbera Today

Cabdiqaadir JirdeHargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu si adag uga hadley heshiiska Wareejinta dekada Berbera

 

Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in heshiiska ay xukuumada Somaliland la soo gashey shirkada DP World uu yahay mid xaaran ah isla markaana  loogu talo galay in uu carqalad ku noqdo xukuumada ka danbeysa tan kulmiye ee hada talada Haysa

“Wax qarsoodi ah oo lala gudaayo oo kilin kilada lagu heysto , oo aan xildhibaanadii loo sheegayn oo wasiiradii gacanta  iska taagay nin heshiiska akhriyey aanu ku jirin , maxaa lala yaacayaa 6 bilood baa hadhey , waana dawlada dabo yaaqo ah oo sii socota in ay cid heshiis 30 sanadood ah la gasho xaq ma aha waana xaaran .

Heshiiska wareejinta dekada Berbera waa dabin loo dhigaayo xukuumada soo socota ee Kulmiye ka danbeysa oo ah heshiis 30 sanadood oo aan laga bixi karin ” ayuu yidhi xldhibaan Cabdiqaadir Jirde

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews