Maamulkii Khaatumo Seeg Oo Lagu Kala Yaacey Iyo 6 Wasiir Oo Dhinac Somliland Usoo Goostay+Xaga Putland Oo Qaar Kale Laga Soo Sheegayo
August 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Burco(Berberatoday.com)Wasiiro ka tirsan maamulka khaatumo ayaa goor dhawayd gaadhay magaalada Oog kadib wada hadal hoose oo maalmihii u dambeeyay la lahaayeen somaliland
Wasiiro ka tirsan maamulka khaatumo ayaa goor dhawayd gaadhay magaalada Oog kadib wada hadal hoose oo maalmihii u dambeeyay la lahaayeen somaliland wasiiradan ayaa kamid ah wasiirada arimaha dibada iyo kan arimaha gudaha khaatumo
Socdaalka qarsoodiga ah ayaa dadweynaha degaanada Maleeshiyada Khaatumo ku sugan Tahay siyaabo kala duwan looga hadlayaa iyadoo dadweynaha degaanada khaatumo ay ku tilmaamayn dhabar jab weyn ay kula kaceen shacabka gobolada Sool Sanaag iyo cayn