berberatoday.com
War Deg Deg Ah:- Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Ka Dhashay Dagaal Ka Socda Deegaanka Dararweyne + Akhri Cida Uu U Dhexeeyo Iyo Xaalada Iminka
August 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

War Deg Deg Ah:- Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Ka Dhashay Dagaal Ka Socda Deegaanka Dararweyne + Akhri Cida Uu U Dhexeeyo Iyo Xaalada Iminka

Wararka Soo Gaadhaya shabakada Berberatoday.com ayaa sheegaya in dagaal xoogan ka socdo deegaan dhex u ah dararweyne iyo Ceelafweyn kaasi oo u dhaxeeya laba beelood oo halkaasi wada degan
Khasaaraha ka dhashay waxa la sheegay in ilaa hada la og yahay Hal Qof oo dhimasho ah iyo shan qof oo dhaawac Ciidanka Qarankaana ku ruqaansaday halka Booliskuna dhankooda ceelafweyn ka soo anba baxeen
Goordhow la soco wixii warar ah ee ka soo kordha
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews