berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Qamar C/laahi Harawo Oo Laga Siidaayay Xabsi Kuyaala Dalka Turkiga Oo Ay Mudo Ku Xidhneyd
August 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

qamar harawoAnkara-(Berberatoday.com)-Waxaa si rasmiya xorriyaddeedii u heshey fannaanadii caanka ahayd ee Qamar Cabdillaahi Harawo,oo muddo sannado ah ku xidhneyd xabsi ku yaalla dalka Turkiga, ayaa waxaa ugu dambeyn lagu guuleystay in laga sii daayo xabsiga. Qamar Cabdillaahi Barkhadle (Harawo) oo ka tirsaneyd Fannaaniintii Hobolada Qaranka Waaberi, ayaa waxay Arbacadii dib u heshay xoriyadeeda, iyadoona la dejiyay hotel ku yaala Magaalada Istanbul. Fannaanada, ayaa sanadkii 2012-kii lagu xidhey xabsi ku yaala Magaalada Istanbul, ka dib markii la sheegay in lagu qabtay qaad. Qaadka ayaa mamnuuc ka ah dalkaasi. Hase ahaatee waxay Fannaanadu beenisay inaanay shaqaba ku lahayn qaadkii lagu qabtay. Maxkamadda Magaalada Istanbul, ayaa bishii December ee sanadkii 2012-ka ku xukuntay sideed sano oo xabsi ah, waxayna tan iyo xilligaa ay xaalad adag ku wajaheysay xabsiga.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews