berberatoday.com
Xisbiga Waddani Oo Siyaasiyiintii Iyo Tageerayaashii Ugu Badnaa Ee Ka Soo Jeeda Waqooyiga Magaalada Hargeysa Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyey + (Sawiro)
August 5, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maantaa xafladii ugu balaadhneyd ee soo dhaweyn ah u sameeyey siyaasiyiintii iyo tageerayaashii ugu badnaa ee ka soo jeeda deeganada Waqooyiga Magaagalada Hargeysa oo ku soo biiray xisbiga

12

 

1

 

 

 

 

 

2 

 
14

Siyaasiyiintan iyo Tageerayaashan ayaa waxaa ay ka soo kala jeeden xaafadaha 26 Juune , Koodbuur Iyo Gacan libaax waxaana xafladan fooladeynta ah loogu qabtey hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa .

3
4
5

Munaasibadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay hogaanka iyo saraakiisa sar sare ee xisbiga Waddani oo uu hogaaminaayo gudomiyaha xisbigaasi Cabdiraxmaan Ciro , xildhibaano , siyaasiyiintan maanta la soo dhaweeyey oo ay weheliyaan mawjado tageerayaal ah .

6
7

Tageerayaashani Waxa ay shegeen in ay ku soo biireen xisbiga Wadani Isla Markaana ay ka soo digo rogteen Xisbi xaakimka Kulmiye Iyago Xisbiga Waddani Ku Sifeeyay Xisbi Cadaalad iyo Horumar ku hanaan kara Guud ahaan Dalka Jamuuriyada Somaliland.

9
11

Masuuliyiintan Ku Soo Biiray Xisbiga Wadani ayaa waxa ay isuu Jireen Siyaasiyiin, Waxgarad, Odayaal Dhalinyarado Rag Iyo Dumarba Leh Waxayna iyagoo dhamaantood Hadalka Iska Daba Maray Shegeen In ay maanta farxad gaara u tahay in aan ka mid naqdaan Xisbiga Waddani.

13

15

Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa iyagu Halkaasi ku soo dhaweeyay Tageerayaashan baaxada leh ee ku soo biiray maanta Xisbiga Waddani Ugu horayin waxa halkaasi ka hadlay Xidhibaan Siciid Cilmi Rooble waxaana uu sheegay in ay tageerayaashan ku soo biiray xisbiga wadani ay yihiin Tageerayaal Baaxad Leh Isla markaan wax ka badali kara qaabka geedi socodka Xisbiga .

17

Sidoo kale waxaa iyaguna madasha ka hadley isla markaana si kal iyo laaba ah u oo dhaweeyey taageraayshan xildhibaan Rayte , Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde , Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog iyo Muj Axmed Cabdilaahi Xamarje waxaana ay xussen in ay siyaasiyiintan

18

Gabo Gabadii waxaa madasha hadalo kooban oo mahad naq ah  goobta ka yidhi gudoomiyaha xsbiga Waddani Cadiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro waxaaana uuu yidhi

25

“Waxaan doonayaa marka hore in aan u mahad-naqo Gudidii inoo soo diyaarisay Xafladan Weyn marka labaad waxaan si kal iyo laaba u soo dhawaynayaa Tageerayaasha Xisbiga Wadani ku soo biiray ee isugu jira Siyaasiyiinta Odayaasha iyo dhalinyaradaba waxaan idin leeyahay ku soo dhawaada gacmo furan” ayuu yidhi Gudoomiye Ciro8
10

16

192021222324
2627282930313233343536373839404142434445464748495051

 
 Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews